| Shilis = |
hilib iyo baruur badan leh; buuran, cayilan |
haraad iyo surmi = |
oon, biyo la'aan; asqo |
Xirrib = |
tab , dhagar , xeelad, khatal, siyaasad |
Hadhkii = |
hoos |
Ardaa = |
dhul bannaan oo guryaha ka horreeya |
balligii = |
biyo galeen;jidhaan; war |
Cood = |
xoolo, maal, adduun |
dibinta = |
bushin |
Cad = |
hilib |
goof = |
beer aan la falin; ceel engegey. |
Duddo = |
beel, degmo |
|
|
erey - bixin: silcis gurgaarte iyo goobroon
|
Dad kibir badan |
'Jeli' oo marna loo qoro 'Giali' =
|
Waa tuulada ay degganaayeen Silcis-Gurgaarte, oo weli ka jirta agagaarka 'Jambaluul, Ra'yimoog iyo Arrinmoog'; |
|
Tafsiirka Quraanka, awal iyo aakhir; |
|
Dhismo sida tan maanta laga helo xabsiyada et is-daba tirsan, ilaalana dul saaran tahay; |
|
Waa Quraan dadka lagu gubo, laguna kiciyo; waxaa tusaale mudan in qolo kasta ee soomaliyeed ay tirsaneyso dad ku dheereeya cilmiga asraarta, ama asmada, laakin xirfadda ay ka gaareen Goobroontu weli lama arag mid la mid ah;( sixir) |
|
Waxa u tilmaamayaa ama xisaabayaa, awoodda qofka raba inuu dagaal galo |
| |
|
|
Waxaa kaloo la sheegay in magaca Afgooye ahaa mid ay Silcis-Gurgaarte u bixisey tuuladaa, canshuurta ay ka qaadayeen darteed; |
|