Somaalidu waxey xirfad sare ka gaartey habka ay u isticmaasho luqadeeda :
-mar ay u yeesho xallad ama quluud;
-ama mar ay u isticmaasho si sarbeeb ama xifaalo qarsoon leh;
-haddeysan ugu talo gelin caruurta: sheeko xariiro ama maantooley; kuwaas oo ah sheekooyin gaagaaban oo murti iyo sarbeeb leh;
dhammadkuna wada sida, waano iy tusaale salka ku haya dhaqanka ummadda soomaaliyeed.
|